Top Tag

waxa aad gashan muraayadaha looga tala galay caalamka khayaaliga ah waxa aadna tijabin ficilo halistooda leh waxa aad la cuyaari qofka aad doonto ha maqnaado ama ha joogo xitaa gameska dagaalada ah waxa aad u ciyaari kartaa adoo ka qayb qaadanaya meta verse dhexdiisa waxa aad shaqo u aadaysaa goob kale ama dawlada aad doonayso adoon gurigaaga dhaafin dhanka waxbarasho waxa laga yaaba inaad joogto dhulkaaga hooyo lkn aad wax ka dhiganaysid jaamacad ku taala dalka mareykanka taa waxa ka yaab badan ama saadaladu sheegayaan meta verse dhexdiisa inaad xitaa la kulmi karto qof dhinatay maydku sida aynu ogsoonahay waxa uu ka jiraa qabrigiisa lkn qaabka aad ula kulmaysaa waxa weeye waxa laga sameynayaa copy degital ah oo uu shakhsi ahaan kaga dhex noolyahay caalamkan khayaaliga ah wax kasta waxa uu noqonayaa khayaali
#Halgan_media
#meta_Verse
META
follow for more
Instagram link:
https://bit.ly/3uawJbE
twitter link:
https://bit.ly/3KQ2E73
facebook link
https://www.facebook.com/Axmed011

You may also like

© Saeculum XXI Rich X Search. All Rights Reserved.